SOMALIA SOFTWARE WAA WEHESHA WAXBARASHADA EE TIIGNOLAJIYADA

wixii fah-faahin dherad ah kala xirii www.somaliasoftware.blogspot.com www.facebook.com/somaliasoftware/ www.twitter.com/somaliasoftware/






Saturday, November 26, 2016

Sida Wax Loo Qoro? ... Maqaal Tayo Leh..

0 comments
Marka hore Waxaa Mahad iskaleh Eebaha Ina Baray Qalinka iyo sida waxloo qoro Marlabaad. MAQAAL tayo lihi waa qoraal kooban, qaniya, kaasoo xamnaarsan akhristuhuna kadhex helikaro xog balaadhan...
in Badan si aqri...

MUXAADARO DIINI AH Sh Nuur Baaruud

0 comments
Muxaadaradaan Waxaa Loga Hadlaya Hab Dhaqanka Shiicada oo ku so Badaneyso Keyska Afriika  Waxaana so Jedinayo Sh. Nuur Baaruud  Daawasho Wacan  ...
in Badan si aqri...

Monday, November 21, 2016

Faa’iidooyinka Caafimaad ee laga helo Saliid Macsarta.

0 comments
Macsarada waa saliid aad u qaali ah lehne faaidooyin caafimaad oo aan la soo koobi karin. Saliid macsarada waxaa la isticmaali jiray kumanaan sano ka hor oo hindida iyo shiineeyska ayaa u...
in Badan si aqri...

Sunday, November 13, 2016

Qorfaha waa geed caraf badan oo aan ku darsanno cuntada, laakiin akhristow maxaad ka ogtahay faa'idooyinka caafimaad ee laga helo?

0 comments
                                Waxaan Qoraalkaan ku soo aruurinnay 18 faa'ido oo cilmibaaris lagu ogaaday inuu qorfaha...
in Badan si aqri...

Shirkada Google ayaa so saarte Gaadhiga ad u yareye Shilalkii Badan

0 comments
Gaadhiga ay soo saartay shirkadda Google oo ah gaadhi waqtigan u jira tijaabadii heerka dhexe ayaa noqday gaadhiga ugu shilka badan intii sannadkan lagu jiray ,waxaanay marayaan shilalka uu galay...
in Badan si aqri...

Google Oo Ka Tallaabsatatay Shirkadda Apple Noqotayna Shirkadda Aduunka Ugu Qiimaha Badan

0 comments
Shirkadda Alphabet oo ah shirkad la sameeyey sannadkii 2015ka si ay isugu ururiso shirkadda Google iyo dhammaan faracyadeeda oo ay u noqdaan hal shirkad ah, ayaa qiimayntii u dameeyey ee shirkadaha...
in Badan si aqri...