Saturday, February 4, 2017

War Dag Dag ah Browserka Opera oo la Jabasday Xataa dadkii isticmaalayey.


Shirkada Opera waxay gabi ahaanba reset garaysay mid ka mid ah adeegyada ay bixiso ka dib markii todobaadkii
hore la jabsaday dhamaantood.
Softwareka opera waxa uu warglin siiyey dhamaan dadkii isticmaalay ka dib markii ay weerar ku qaadeen
hackers ku waas gudaha u galeen systemkii shirkada.
Waxay sidoo kale shirkadu cadaysay in loo dhacay serverkii shirkada ka dibna waxay hackersku block gareeyey
awoodii shirkadu ku lahayd serverka waxayna la wareegiin data dadka isticmaalayey markaas operaha
waxyaabaha ay la wareegaan waxa ka mid passwords iyo guud ahaanba warbixinta accounts kooda sida magaca
qofka ku galo iyo emailadoodaba.
Tirada markaas hackersku gudaha u galeen ee isticmaalayey waxay dhaamaayeen 350 Million oo qof ku waas
oo guud ahaan dunida meelkasta ka jooga.
Ma ahaan markii ugu horeyse oo werar nucan okaleyto ee so Qadan  hackers 
Q/W: Mohamed Nour

Share this article :

0 comments: