Sunday, March 13, 2016

Corel Videostudio Ultimate x8 Softwarekan waxaad u adeegsan kartaa samaynta muuqaalada iyo sawirada


waxaa jiiro Corel Videostudio Ultimate x8 Softwarekan waxaad u adeegsan kartaa samaynta muuqaalada iyo sawirada professionalka ah kuwaas oo aad si fudud ugu habaysan karto noockasta oo muuqal ah kaas oo aad rabto inaad soo saarto sida Video Advertsments Clips iyo waliba kuwa badan. Corel Videostudio Ultimate x8 waxa uu kaga duwan yahay Corel Videostudio Ultimate x7 oo noocii ka horeeyey ah inuu wato Corel Fast Click oo si fudud aad ugu samaysan karto siwiradaada kadibna aad noocyo kale duwan oo files aad ka dhigi karto sida png, gif, iyo kuwo la mid ah hadaba halkan ka download garayso softwarekii oo waliba ah Full version





Share this article :

0 comments: