Shirkadda caalamiga ah ee HP ayaa shir tiknoolajiyadda la xidhiidha oo horraantii bishii aynu soo dhaafnAy ee Abriil ka dhacay magaalada Versailles ee dalka Faransiiska waxa ay ku soo bandhigtay...
Home » Archives for May 2016
Monday, May 30, 2016
Sababaha Keena Dhagaxaanta Kilyaha,4 Astaamaha & Siyaabaha Looga Hortagi Karo Q/W: Eng Mohamed Abubakar Abdulkadir

Dhagaxaanta ku samaysma kilyaha ayaa kamid ah xaaladdaha ugu badan ee saameeya in badan oo kamid ah bukaanada lagu arko goobaha caafimaadka. Dhagaxaantaan ayaa ah qurubyo yaryar oo ka samaysan...
Maxaa Kordhin Kara Caanaha Hooyada Ilmaha Nuujisa?
Sidee ku ogaan karaa in caanaha aan soo saaro ay ku filan yihiin ilmahayga ?
Waa iska caadi in ay hooyo walbaa ka walwasho caano siinta ilmaha mar ay bilawdo naas nuujinta marka kaligaa ma ahan...
Wednesday, May 25, 2016
Tarikhada computer 4aad by Eng: Mohamed Abubakar Abdulkadir
waa khebtii ugu dameysey ee barnamisha ka waxaana kaso hadlene Tarikhada computer ka
kadib marki an ka so hadalne Personal
Computers oo loo soo gaabiyo PC
wanaa Xalkhada 4aad.
halkan ayee no jogtey waxey u dhaceysey sidatan .......
...
Tarikhada computer Personal Computers oo loo soo gaabiyo PC by Eng: Mohamed Abubakar Abdulkadir

Personal
Computers oo loo soo gaabiyo PC
1987-kii waxay Apple soo saartay Mac II oo watay
processor loo bixiyey 68020. Islaa sanadka xiga 1988-kiina waxa soo
baxay Mac...
wax ka ogaawo Talooyin Kaa Caawinaya In Battery-ga Laptop-kaaga In Mudo Ah Ku Hayo Eng: Mohamed Abubakar Abdulkadir

Battery-ga laptop-ka waa qalab aad u muhiim ah waliba marka uu cusub yahay laptop-ka ama battery-ga wuxuu u baahanyahay in la daryeelo oo laga warqabo halkaan waxaan idin kugu soo gudbineeynaa talooyin...
Shirkadda Microsoft: waxeey so sarte Laptop Aad U Tayo Badan Oo Lagu Magacaabo Surface Book wanaa Markii Ugu Horeys ee so sarto

Shirkadda caanka ah ee Microsoft ayaa markii ugu horreysay soo saartay Kombiyuutar gacanta lagu qaato oo ay iyadu samaysay, uguna wan-qashay magaca Surface Book Pro waxa aanay ku faantay in Laptop...
Monday, May 2, 2016
Sidee Waqtiga Loo Qorsheeyaa ama loo maamula?
Waqtigu waa nimco ka mid ah Nimcooyinka ugu qaalisan ee Illaahay (SWT) inoogu deeqay si aynu uga faa’idaysano, waana mid ka mid ah waxyaalaha Uu Illaahay inaga xisaabin doono Maalinta Qiyaame....
Sababaha Keena Sanboorka Iyo Sida Loola Tacaali Karo Q/W:Eng: Mohamed Abubakar Abdulkadir
Waa maxay Sanboorka?
Sanboorka (Rhinitis) waa xanuun ka mid ah xanuunada xajiinta ama allerjiga, wuxuu ku dhici karaa da’ kasta.
Waxyaabaha kiciyo xanuunkaan waxaa ka mid ah: boorka, qiiqa, daawooyinka...
8 Qodob oo ay muhiim u tahay Hooyada Uurka Leh Inay Ka Taxadarto by somaliasoftware.blogspot.com
Hab-nololeedka bulshada somaliyeed waxa weeye mid ku salaysan ad-adeeg taaso salka ku haysa dabeecada iyo degaanka ay ku nool yihin oo ku gedamanyihin caqabado iyo dhibatoyin fara badan, hooyada somaliyeedna...
Subscribe to:
Posts (Atom)