Wednesday, August 24, 2016

Corel Videostudio Ultimate x7 Softwarekan waxaad u adeegsan kartaa samaynta muuqaalada iyo sawirada


waxaa jiiro Corel Videostudio Ultimate x7 Softwarekan waxaad u adeegsan kartaa samaynta muuqaalada iyo sawirada professionalka ah kuwaas oo aad si fudud ugu habaysan karto noockasta oo muuqal ah kaas oo aad rabto inaad soo saarto sida Video Advertsments Clips iyo waliba kuwa badan. Corel Videostudio Ultimate x7 waxa uu kaga duwan yahay Corel Videostudio Ultimate x6 oo noocii ka horeeyey ah badan oo Halkan an ku xusikariin
 hadaba halkan ka download garayso softwarekii oo waliba ah Full version


Share this article :

0 comments: