Tuesday, July 5, 2016

Dhamaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo aad Joogtaan waxaan leenahay CIID WANAGSAN




Waxaanu  si  sharaf  leh  u salaamaynaa  dhamaan  booqdayaasha  www.somaliasoftware.blogspot.com , iyo soomaalida iyo dhamaan muslimiinta si guud munaasibada ciida awgeed.

Waxaynu ilaahay waydiisanaynaa inuu inugu gaadhsiiyo ciidan ciideeda bashbash iyo barwaaqo iyo horumar u waara dhamaan soomaalida oo dhan.
 Ciidan Ciideda nabad iyo kheyr Allaha nagu Gaarsiiyo AMIIN  AMIIN  AMIIN
Alle ha inaga aqbalo dhamaan acmaasheena oo Hore u so qabsane.

Allahu Akbar 

                                            Halkan ka Daawo 

Share this article :