Sunday, July 10, 2016

sida loo duubo shaashada computer kaga






Si aad uduubto shaashada computer ka waxaad ubaahantay inaad soo download garayso barnaamij layiraahado CAMTASIA STUDIO 8 Nuca uu doona hanoqdo.
 waxaana barnaamijka ugu fiican duubista computer ka islamarkaana waa version kii ugu dambeeyay ay bixisay shirkada caanka ah ee TECHSMITH. Balse waxaa jiiro kuwa kale......
 waxaad ka helaysaa barnaamijka video ga hoostiisa.


                                                               Halkan ka Daawo 


halkan click  sii  DOWNLOAD CAMTASIA STUDIO 8





Share this article :